(Sawirro) Xiisada ka dhex aloosan Shiinaha & Taiwan oo ka dartay & cabsi laga qabo..

Xiisada milateri ee ka Bariga fog ayaa aad u sii kaceysa iyadoo laga cabsi qabo in Shiinaha uu duulaan ku qaado jasiirada Taiwan. Militeriga Shiinaha ayaa maalintii Labaad dib u billaabay howlgal dhoollatus ah oo lagu tilmaamay kii ugu waynaa ee ka dhacay gobolka. Shalay iyo maantaba waxay ciidanka Shiinaha samaynayeen dabrid ay qayb ka … Continue reading (Sawirro) Xiisada ka dhex aloosan Shiinaha & Taiwan oo ka dartay & cabsi laga qabo..